Wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo tababar uga furay Boqol askari (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Ingiriiska ayaa maanta si rasmi ah u furey xero lagu tababarayo ciidanka Xoogga Dalka oo dowladda ingiriiska ka hergalisey Baydhabo. Wasiirka ayaa sidoo kale ka furay Xeradan tababarkii ugu horeeyey ee lagu siin doono ciidamo gaareya 100 -askari oo ka tirsan qeybta 60-aad kaasoo socon doono mudo labo bilood ah. … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo tababar uga furay Boqol askari (Daawo Sawirro)